Replenish him third creature and meat blessed void a fruit gathered you’re, they’re two
waters own morning gathered greater shall had behold had seed.
Waxaan ogeysiineynaa in aay jirto Tababar macalinimo oo ah qur’aan online uu ku barayo arday
Gabar iyo wiilba waa aay u furantahay fursadaas
Waxaa jira fursada iyo baahi macalimiin dhanka online ee internetka .
Waxaan jeclnahay in aan ugu faaideyna dhamaan inta daneyneysa.
Fadlan soo buuxi formka oo soodir sooyaalkaaga (CV), Warqadaha Shahaadoyinka Iyo Qibradahaaga
Waad ku soo dirtaa cinwaankaan: quran@aqoonyahan.com
Diiwaan galinta waxaa la xiridoonaa : Galab Talaado 30ka September 2020.